Google News - kismaayo
Kenya Oo Sheegtay In Ay Ku Wajahan Tahay Magaalada Kismaayo - Raxanreeb Online
Duqeyn ka Dhacday Deegaan u dhow Kismaayo - Voice of America
|
Duqeyn ka Dhacday Deegaan u dhow KismaayoVoice of AmericaArboco, 18 January 2012 Duqeyn ka Dhacday Deegaan u dhow Kismaayo Qof dumar ah ayaa ku dhimatay markii Tuullo 80km u jirta magaalada Kismaayo ay duqeyn u geysteen diyaarado loo maleynayo in Kenya ay leedahay VOA Somali Service | Washington, ... |
Dagaal Ka Dhacay Jubadda Hoose (Faah-Faahin) - Raxanreeb Online
|
Dagaal Ka Dhacay Jubadda Hoose (Faah-Faahin)Raxanreeb OnlineHoosingow (RBC) Wararka ka immaya deeganka Hoosingow oo 160-km galbeed kaga beeggan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubadda hoose ayaa sheegay in dagaalo xooggan xaley uu ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya oo dhinac ah iyo Al-Shabaab.and more » |
Diyaaradaha Kenya oo Saaka Duqeyeeyey Deegaano ka Tirsan Jubbada Hoose iyo ... - Raxanreeb Online
Kolnyo Kenyan ah oo la weeraray - Garowe Online
|
Kolnyo Kenyan ah oo la weerarayGarowe OnlineWeerarkan ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo shalay ay ciidamada DF iyo kuwa Kenya la wareegeen deegaanka Dalaayad oo 75-km u jira Kismaayo, halkaasoo dagaal kooban kadib ay isaga baxeen xoogagii Al-shabaab ee ku sugnaa. Dowlada Kenya ayaa waxay sheegtay inay ... |
Dagaal Culus oo ka Socda Degmada Badhaadhe ee Jubbada Hoose - Raxanreeb Online
Diyaarado duqeeyey deegaanka Buula Xaaji iyo Al Shabab oo ka hadlay - Horseed Media
Xadgudubka Kenya iyo xasuuqa umadda! - Raxanreeb Online
 Raxanreeb Online |
Xadgudubka Kenya iyo xasuuqa umadda!Raxanreeb OnlineKenya waxay hirgalisay ballanqaadkeedii, waxay duqayn ku billowday magaalooyinka Kismaayo, Hosinngow, Jilib, Af madaw, Ceelcadde iyo Baardheere, oo ka kala tirsan gobolada Jubnooyinka iyo Gedo, waxaa magaalooyinkaa duqeeyey dayuuradaha dagaalka ee ...and more » |
Alshabaab intii la is watey maxaa wax loogu sheegi waayey?. Qeybta 1aad - Raxanreeb Online
Maxey Kala Heleen Milateriga Kenya Iyo Alshabaab Sedax Bilood Kadib? - Mareeg